Caawimo Dhakhso ah

Orion Center

Goobta: The green building on the corner of Denny and Stewart, 1828 Yale Avenue, Seattle, WA 98101

La hadal: La hadal: 206-622-5555

Picture of Orion Center

Da'aha: hoyga habeenkii: 12-24 I adeegyo maalmeed: 18-24

Saacadaha uu maalintii furan yahay:
Qureecda: Isniin-Jimce: 10:00 subaxnimo - 6:00 subaxnimo
Qado: Isniin-Jimce: 12:15 duhurnimo - 1:00 duhurnimo
Casho: Isniin-Jimce: 5:00 galabnimo - 5:45 galabnimo
Nusasaacaha: Sabti: 10:00 subaxnimo - 2:00 duhurnimo
Iska imaatin: Isniin - Jimce 3:00 galabnimo - 6:00 galabnimo: 10:00 subaxnimo - 2:00 duhurnimo

Adeegyo Kale:

cuntooyin

kombuyuutaro

dharmaydh

maydhasho jidh

dhar

daryeel caafimaad

cuntada xayawaanka

kabadho

maamulidda kiiska

hoy habeenkii ah

ids

kaalmo sharci

University District Youth Center (UDYC)

Goobta: The yellow building on 15th Avenue, 4516 15th Ave NE, Seattle, WA 98105

La hadal: 206-639-3410

photo of UDYC building

Da'aha: 12-24

Saacadaha uu maalintii furan yahay:
Isniin: 8:00 subaxnimo - 4:00 duhurnimo
Talaata: 8:00 duhurnimo - 4:00 galabnimo
Arbacada 8:00 subaxnimo - 1:00 duhurnimo
Khamiis: 8:00 subaxnimo - 4:00 duhurnimo
Axad: 9:00 subaxnimo - 1:00 duhurnimo

Adeegyo Kale:

cuntooyin

kombuyuutaro

dharmaydh

maydhasho jidh

dhar

caafimaadka maskaxda

ku tiirsanaanta kiimikada

maamulidda kiiska

ids

kaalmo sharci

Jackson Street

Goobta: Located at Southeast Youth and Family Services in Columbia City, 3722 S Hudson St, Seattle, WA 98118

La hadal: 206-465-7436

Photo of Jackson Street entrance on Rainer Ave. S and S. Hudson St

Da'aha: 16-24

Hoyga habeenkii waxa uu furan yahay habeen kasta inta u dhaxaysa 8:00 habeenimo - 8:30 subaxnimo

Saacadaha uu maalintii furan yahay:
Qureecda: Isniin-Jimce: 9:00 subaxnimo - 10:00 subaxnimo
Adeegyada aroortii: Isniin-Jimce:10:00 subaxnimo - 1:00 duhurnimo
Adeegyada gelinta danbe: Talaata & Khamiis: 3:30 galabnimo - 6:30 galabnimo

Adeegyo Kale:

cuntooyin

kombuyuutaro

dharmaydh

maydhasho jidh

dhar

daryeel caafimaad

caafimaadka maskaxda

ku tiirsanaanta kiimikada

maamulidda kiiska

hoy habeenkii ah

ids

kaalmo sharci

Adeegyo Kale

Guryayn

Si aad ula xidhiidho guryaynta, la hadal 211 wixii qiimayn guryayn ah ama anaga noogu kaalay:

Waxbarashada

Si aad ugu xidhanto barnaamijyada waxbarashada YouthCare, noogu kaalay:

Shaqaalaynta

Si aan ugu xidhanto barnaamijyada shaqaalaynta YouthCare, la xidhiidh maamulayaasha barnaamijka shaqaalaynta ama noogu kaalay Youthcare’s Orion Center,University District Youth Center, ama Jackson Street.


Kayar 18

Safe Place

Haddii aad doonayso kaalmo dhakhsi ah, la hadal khadka tooska ah ee Safe Place ee 1-800-422-8336

Hoy

Haddii aad doon doonayso meel badbaado ah, kala hada xarunta Hope Center 206-364-4355 ama Adolescent Shelter 206-694-4506